Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Alberta, Canada oo Doorashada u Diyaargaroobeysa


Soomalida Alberta
Soomalida Alberta

Doorashada gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa gashey todobaadki ugu danbeeyey. Marka laga tago Ontario oo Soomaali door ahi ay degan yihiin, Alberta waa gobolka labaad ee Soomaalida ugu badan ee Canada ay ku nool yihiin.

Maanta oo ah 9-ka bisha Abriil ayey bilaabmayaan maalmaha ay dadku ay horey u codeynayn karraan ama codaynta waqtiga hore oo ku eg 13-ka bisha. Kanada iyo wadamada shacabkoodu ay doortaan madaxda hogaamisa dalalkooda ayaa waxa ka jira hanaanka Codeyn qorsheysan.

Hadaba Soomaalidu ma sameyn kartaa hanaankan codaynta qorshaysan? se awood ma u leeyihiin? Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegayo.

Codeynta Hordhaca ah ee Alberta
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:26 0:00

XS
SM
MD
LG