Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rwanda oo xusaysa sanad-guuradii 25-aad ee xasuuqa


Dalka Rwanda ayaa xusaya 25 guuradii kasoo wareegatey markii wadankaasi uu ka dhacay xasuuqii ugu xumaa dhowaantan oo ay dunidu aragto.

Waxaa dalkaasi ka bilowdey 100 maalmood ee lagu maamuusayo xuska xiligaasi.

Madax kala duwan oo dunida iyo Africa inteeda kalaba waa ay ka qeyb-gabeen, Waxaana tusaale fiican uu yahay dalkaasi waxii ka dhacay iyo bogsashada ay dadku sameeyeen biseyl wayn.

Warbixintan waxa nooga diyaarisey Sahra Abdi Ahmed.

Rwanda oo xusayda sanad-guuradii 25-aad ee xasuuqa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:26 0:00

XS
SM
MD
LG