Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda amni ee Muqdisho


Muqdisho

Hay’addaha amniga Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka wada howlgal ay ku baadi goobayaan baabuur ay sheegeen in waxybaaha qarxa lagu soo rakibay oo ku dhex-jira magaalada.

Dadka Magaalada Muqdisho ayaa arrintan ay cabsi gaar ah ku reebty.

Dhinaca kale, guddoonka baarlamaanka ayaa u yeeray wasiiradda amniga iyo gaashaandhiga iyo madaxda hay’addaha sirdoonka inay baarlamaanka horyimaadaan si ay uga jawaabaan amni-darrada ka jirto Muqdisho.

Warbixinta waxaa soo dirtay weriyaha VOA Muqdisho Seynab Abuukar.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG