Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia iyo Kenya oo dib usoo celinaya xiriirkooda


Monica iyo Ahmed
Monica iyo Ahmed

Wasiirada arrimaha dibedda Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta wada-hadallo ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasi oo wada-hadallo ku yeesheen.

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa VOA u sheegay in isaga iyo Monica Juma ay isku raaceen in lasoo celiyo xiriirka labada waddan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in labada safiir ee labada waddan oo horey loo kala qaatay ay dib ugu kala laabtaan Muqdisho iyo Nairobi.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa wareysay Axmed Ciise Cawad

Somalia iyo Kenya oo dib usoo celinaya xiriirkooda
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:02 0:00

XS
SM
MD
LG