Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulanka baarlamanka Somalia oo maanta qabsoomay


Mursal
Mursal

Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta helay tirada xubnaha uu u baahnaa oo ka badan 139 xubnood si uu hawlihiisa u qabsado.

Kulamada hore Aqalka waxaa yimid 116 xubnood keliya, taasi oo marar badan horseedday inuu kulanka qabsoomi waayo.

Tirada xubnaha maanta joogay iyo waxyaabaha kasoo baxay waxaa warbxintan nooga soo dirtay Seynab Abuukar.

Kulanka baarlamanka Soomaaliya oo maanta furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

XS
SM
MD
LG