Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bajaajle maanta lagu dilay Muqdisho


Dad ka dibad baxaya dilka bajaajlaha

Mid ka mid ah dhallinyarada Bajaajta ku shaqeesata ayaa maanta askari ka tirsan ciidanka Dowladda uu ku dilay Magaalada Muqdisho.

Sida ay sheegeen goobjoogayaal, dilkan ayaa ka dhacaya inta u dhaxeesa labada buundo ee magaalada Muqdisho.

Dhalinyarada Bajaajta ayaa sheegay in aysan jirin waddo ay ku shaqeestaan maadaama xilligan wadooyinka ay xiranyihiin.

Duqa magaalada Muqdishu Cabdiraxmaan Cumar Cusmana ayaa cambaareeyey dilka, waxaana uu dalbaday in sharciga la horkeeno qofka dilka gaystay.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixntan noo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG