Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Hawl-gallo Amni oo Dheeraad ah


Kadib maalmo ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho, qaraxyo galaaftey nafta dad badan oo ku noolaa Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa maamulka gobolka Banaadir uu sheegay inay jiri doonto howlgalo sugis amni ah oo gudaha caasimada laga qabanayo.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa ku sheegay Shir jaraa'id in baadhitaanno ay dhici doonaan.

Warbixintan warkan waxaa kasoo direy magaalada Muqdisho wariyaha VOA Xassan Kaafi Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG