Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin loo Haysto inuu Diley Xaaskiisa oo lasoo Qabtey


Abdiaziz Keerow oo ah nin looga shaki-sanyahay inuu diley xaaskiisii Muna Salad, horaantii bishaan magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ayey Laamaha Amniga kasoo qabteen Panama,waxaana haatan uu ku xiranyahay halkii falka dilka ah uu ku geystey ee San-Diego.

Qoyska xaaskiisa lagu eedeeyey inuu diley ninkaan, ayaa si weyn usoo dhoweeyey markii Laamaha amniga ay ku wargaliyeen in ninkii diley gabadhooda lasoo qabtey.

Aamina Salaad, oo la dhalatey Marxuumad Muno Salaad ayaa Sahra Cabdi Axmed khadka teleefoonka ula xariirtey

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG