Kullan looga hadlay arrimaha ammniga magaaladda Boosaaso ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaaladaas xarunta u ah gobolka Bari.
Shirkaas ayaa waxaa ka qayb galay xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland, oo markii ugu horreysay booqday magaaladda Boosaaso tan iyo markii 8-dii Janaayo 2019-kii xilka madaxweynaha loo doortay Saciid C/llaahi Deni.
Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso ka soo dirtay Faadumo Yaasin Jaamac.
Facebook Forum