Ugu yaraan 15 qof oo ayaa lagu soo waramayaa inay dhinteen ka dib markii Bus ay saaraayeen oo ku sii jeeday magaalada Nairobi uu ku dhacay gaari xamuul ah.
Shilkan ayaa ka dhacay deegaanka Matuu ee kowntiga Machakos. Dadka dhintay ayaa la sheegay inuu ku jiray cunug yar.
Wariyaha VOA-da uga soo warama Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan halkaasi ka soo diray.
Facebook Forum