Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hal qof oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho


Muqdisho

Hal qof ayaa ku dhintay laba kalana waa ku dhaawacmeen qarax lala beegsaday baabuur ay leedahay mid ka mid ah jaamacadaha ugu waa weyn Muqdisho.

Qaraxan ayaa imanaya saddex maalmood kadib weerarkii ay Al-Shabaab ku qaadday dhismaha wasaaradaha shaqaalaha iyo Hawlaha Guud iyo Guryaynta.

Baabuurka maanta la qarxiyey ayaa waxaa lahaa jaamacadda SIMAD.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:00:57 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG