Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa qoddobo dhowr ah oo ku saabsan Somalia, sida dhalinyaro Alshabab ka tirsan oo xukun dil ah lagu xukumay, booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea uu ku tagay Somaliland, iyo muranka dhinaca mushaharka ciidanka Somalia.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.
Facebook Forum