Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururka Islaamka oo ka shirey xasuuqii Masaajidda ee New Zealand


Waddamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islamka (OIC) ayaa shir deg deg ah ku yeeshay maanta magaalada Istanbul, ee dalka Turkiga, kaas oo ay kaga arrinsadeen xasuuqii dad ku cibaadeysanayay masaajiddo ku yaalla New Zealand loogu geystay Jimcihii hore.

Wasiirka arrimaha dibadda New Zeland, Winston Peters, ayaa u xaqiijiyay madaxdii kulankaasi in Muslimiinta ku nool New Zealand ay amaankooda iyo bad-qabkooda adkeynayaan.

Wariyaha VOA Nuur Xasan Nuur ayaa shirkan ka wareystay Cabdinuur Daahir oo ka tirsan warbaahinta TRT ee ku hadasha afka dowladda Turkiga, oo deggan Istanbul.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG