Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Indha-Qarshe oo ka hadlay ciidamada gadooday


Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Soomaaliya waxaa ka oogan xiisado ku aadan ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo meelaha qaar ka soo baxay.

Ciidamadan ayaa ka cabanaayey inaan la siin mushaar iyo cunadii xeryaha loogu geyn jirey.

Dhowr meelood oo ay ciidamadan ka soo bexeen waxaa la wareegey maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Waxaa haddaba kasoo bixitaanka ciidankan ee furimaha dagaalkan goor dhowayd ka hadlay Taliyaha Ciidamada Xogga dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi “Indho Qarsho” oo sheegay in dawladdu waddo tirokoobta ciidanka, waxana uu sheegay inay muhiim tahay in ciidanku joogaan saldhiggooda.

Warbixintan waxaa noo haysa Caasha Ibraahim Aadan

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:55 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG