Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Waxbarashada Soomaalida Ohio


Gobolka Ohio waxa uu ka mid yahay meelaha ay degan yihiin Soomaalida ugu badan ee ku nool Maraykanka.

Marka laga yimaado in Soomaalidu ay ka dhex muuqdaan dhinacyada ganacsiga iyo adeegyada kale ee bulshada, sidoo kale jira arday badan oo wax ka barata goobaha waxbarashada kuwaasi oo qaarkood ay dib ganacsiyo u bilaabaan.

Haddaba waa sidee xaaladda waxbarasho ee ardayda Soomaalida ah ee halkaasi wax ka barata? Maxayse yihiin caqbadaha ay la kulmaan? Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan ku eegaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG