Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabaab oo laga saaray Balcad oo ay haysteen saacado


Shabaab
Shabaab

Kooxda Al-Shabaab ayaa xalay qabsatay magaalada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo sacaado ay haysteen kadib markii dagaal ay kusoo qaadeen.

Inta badan ciidamada dowladda ee magaalada joogay ayaa la sheegay inay ku baxeen dagaal-beeleedyo ak dhacay degmada Cadale, taasi oo sida la sheegay ay Shabaabka ka war-heleen.

Shababaka oo halkaas ku gubay dhowr baabuur, ayaa waxaa markii dambe magaalada ka saaray ciidamada dowladda, oo haatan gacanta ku haya magaalada.

Ugaas Maxamed Weli Ugaas Xuseen oo ka mid odayaasha dhaqanka HirShabelle, islamarkaana Shabaabka ay gubeen baabuurkiisa, ayaa Axmed Cali Sheekh uga warramay sidii ay wax u dhaceen.

Shabaab oo laga saaray Balcad oo ay haysteen saacado
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG