Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad badan oo ku dhintay dagaal ka dhacay Cadale


Dagaal shalay ka dhacay degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ku dhintay dad ka badan 20 qof waxaana ku dhaawacmay dad kaloo badan oo aan tiradooda la cayimin.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeele, Maxamed Cali ayaa VOA u sheegay in dagaalkaasi uu hadda qaboobay ka dib markii la kala dhex galay dhinacyadii dagaalamayay.

Caasho Ibraahim ayuu khadka taleefanka ugu warramay.

Dad badan oo ku dhintay dagaal ka dhacay Cadale
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

XS
SM
MD
LG