Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Xuseen oo la kulmaya Soomaalida Edmonton


Ahmed Hussein
Ahmed Hussein

Axmed Dirir Xuseen oo ah wasiirka socdaalka, iyo arrimaha qaxootiga ee Canada ayaa ku sugan magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalkaas.

Axmed ayaa sheegay inuu halkaas maanta kulan kula yeellanayo qaar ka mid ah waalidiinta Soomaalida ah ee caruurtooda ay ku dhinteen falalka gaangis-ka.

Axmed ayaa sheegay in xisbiga Labour-ka ee uu ka tirsan yahay uu shaqooyin badan u abuuray dhalinyarada.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa khadka taleefonka ku wareystay wasiir Axmed, wuxuuna weydiiyay wuxuu kala hadlayo waalidiinta.

Axmed Xuseen oo la kulmaya Soomaalida Edmonton
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00

XS
SM
MD
LG