Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland: Xuska Maalinta Haweenka


Puntland
Puntland

Meelo badan oo dunida ah ilaa iyo shalay waxaa ka socday munaasabado lagu xusayay maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ee 8da March.

Puntland xus loo sameeyay Maalintan Haweenka ayaa Madaxweynaheeda Saciid Cabdullahai Deni oo ka qeybgalay waxa uu ka hadlay amaanka iyo dumar uu sheegay inay argagixisada la shaqeeyaan oo ay hubeysanyihiin, dadkana ugu hanjabaan magaalada Boosaaso.

Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garowe. Halka hoose ka dhageyso:

Dhageyso Warbixnta Xuska Maalinta Haweenka ee Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG