Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida oo ka hadlay kulanka Farmaajo iyo Uhuru?


Farmaajo iyo Uhuru
Farmaajo iyo Uhuru

Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa maanta ku kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ku heshiiyey in la wanaajiyo xiriirka labada dal.

Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ayaa dareenkooda ka dhiibtay kullanka maanta ka dhacay magaalada Nairobi.

Wariyaha VOA-da Yaasiin Ciise Wardheere ayaa makaroofanka la dhex qaaday.

Sidee loo arkaa kulanka Farmaajo iyo Uhuru?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00

XS
SM
MD
LG