Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Muran ka taagan suuq la doonayo in la xiro


Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray amarro cusub oo ay ku xirayaan suuqa kalluunka iyo marsada ee ku dhexyaalla dekedda Boosaaso.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in arrintaasi loo qaaday dhinaca amniga kadib dilkii bishii Feberaayo uu ka dhacay suuqaasi dil loo gaystay maareeyihii shrikadda P&O ee maamusha dekedda Boosaaso.

Tallaabadan ayaa waxaa aad uga soo horjeestay ganacsatada iyo kalluumeysatada suuqaas.

Haddaba arrintaas iyo jawaabta ay bixiyeen kalluumaysatada waxaa warbixintan nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG