Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Mas'uul Degmo oo Qarax ka Badbaaday


Afar ruux oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Tareedishe iyo Weydoow ee duleedka magaalada Muqdisho.


Qaraxa oo ahaa miino la dhigay waddad dhinaceeda ayaa waxaa lala beegsaday baabuur uu la socday gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee deegaanka Garasbaalleey Cabdullaahi Gumnuri, balse mas’uulkan ayaa sheegay inuu ka badbaaday qaraxan.

Khadka telefoonka ayuu ugu warramay wariyaheenna Muqdisho Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG