Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka IGAD oo lagu soo geba gebeeyey Djibouti


Wasiirada arrimaha dibedda IGAD
Wasiirada arrimaha dibedda IGAD

Magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii 46-aad ee wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka ku bahoobay urur gobleedka IGAD.

Shirkan oo shalay iyo maanta socday waxaa ka qeyb galay Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Ethiopia, Djibouti iyo Sudan, halka wadama kale ay u direen safiiro.

Wariyaha VOA-da Ramadan Muuse ayaa warbixintan ka soo diray Djibouti.

Shirka IGAD oo lagu soo geba gebeeyey Djibouti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG