Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump iyo Kim oo Kulmaya


Kulan maanta loo ballansan yahay ayaa fariinta uu Madaxweynaha Maryakanka D. Trump uu u dirayo hogaamiyaha dalka K. Woqooyi Kim Jong Un ayaa ah mid cad oo fudud. Waa ka tanaasul hubka nuclearka ah, adigana waxa kuu imanaya maal badan oo sida daadkii kuu soo gala.

Hase yeeshee, su’aasha xanafta leh ayaa ah: run ahaan arrintaasi ma waxa Kim Jong Un doonayaa?

Labada hogaamiye ayaa markii labadaad kulmaya. Magaalada Hanoi ee xarunta dalka Vietnam oo ah goobta uu shirku ka dhacayo waxaa la is leeyahay Kim Jong Un ha arko sida ay barwaaqo u noqotay, iyada oo dalkaasi ay horay cadaawad uga dhaxaysay dalka Maryakanka, si isaguna uu dalkiisa ugu furo maalgashiga dibadda dibadda iyo ganacsiga uu dalalka kale la leeyahay.

Wararka shirka labada hogaamiye ayaa faafhaahintiisa aan idaacahayaga maalmaha idiinku soo gudbin doonaa

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG