Magaalada Muqdisho iyo agagaarkeeda waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu dilay dad door ah oo shacab ah kuwaasi oo ay ku jireen dad nadiifinayey waddooyinka degaanka Lafoole.
Sidoo kale xalay waxaa Muqdisho lagu dilay dhowr qof oo uu ku jiro qof ka shaqeeya arrimaha gargaarka.
Haddaba wararkii u dambeeyey waxaa inoo haya weriyahayaga magaalada Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Facebook Forum