Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Dhalinyaro ka dooddey ka hor-tagidda musuq-maasuqa


Dhalin-yarada magaalada Boosaaso ayaa yeeshay kulan ay kaga doodeen musuqmaasuqa iyo sida looga hortagi karo.

Kulankan oo ay sidoo kale ka soo qayb galeen mas'uuliyiin ka kala socotay bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa waxa soo qaban qaabiyey mac-had ka dhisan magaalada Bosaaso. Yuusuf Maxamuud Yuusuf, ayaa warbixintan soo direy.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG