Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay, toddoba kalena way ku dhaawacmeen laba qarax oo maanta ka dhacday magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
Labadan qarax ayaa dhacay xilli ay ciidamada Itoobiya ee ka mid ah AMISOM ay dhex-marayeen magaalada. Haddaba weerarkan ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu ka waraystay madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan.
Facebook Forum