Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabaab oo Bur-burisey dhismaha Safaricom ee degmada Faafi


Wararka ka imanaya Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shaabab ay xalay weerar ku qaadeen tuulada Galma-Gala oo ka tirsan dagamada Faafi maamulka Gaarisa. Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxda Shabaab ay bur burisay dhismaha shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom oo ku taal tuulada Galma-Gala. Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan nooga soo diray Gaarisa.

Shabaab oo weerar ka geystay waqooyi bari Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG