Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali u ordaya doorashada Baarlamaanka Yurub


Cabdullaahi Xasan Dhaqaalo

Inta badan dalalka ku jira ururka Midowga Yurub waa waxaa ka billowday ololaha doorashooyinka Baarlamaanka Midowga Yurub oo lagu wado in ay qabsoomaan inta u dhaxeysa 23-26 bisha May ee sannadkan 2019.

Shacabka ku nool dalalka ku bahoobay Midowga Yurub ayaa soo dooran doono dadki u matali lahaa baarlamaankaasi.

Soomaalida farakutiriska ah ee doorashadaasi u tartameysa ayaa waxaa ka mid ah Cabdullaahi Xasan Dhaqaalo oo ka mid ah Golaha Deegaanka magaalada Katrineholm ee dalka Sweden.Wuxuu khadka telefoonka ugu warramay wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG