WASHINGTON. D.C —
Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyay tartan dhinaca tacabka ah oo ay ka qeybgaleen ardayda kulliyada beeraha ee jaamacado shan ah oo ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Tartanka oo si gaar ah diiradda loogu saaray dalagyada barbarooniga iyo koostada ayaa waxaan ka wareysannay Maxamed Xaaji Mayoow oo ah hormuudka kulliyada beeraha ee jaamacadda City ee magaalada Muqdisho. Nur Bukhaari ayuu ugu warramay khadka telefoonka.
Facebook Forum