Isku xirrada

War Deg-Deg ah

PSG oo gaartay semi-finalka French Cup


Cavani
Cavani

Dhanka Faransiiska, waxaa xalay dhacayo ciyaaro ka tirsanaa koobka French Cup.

Kooxda tartanka difaacanaysa ee Paris St Germain ayaa waxaa qalqiil gelisay kooxda were taken to extra time by third division side Villefranche Beaujolais (Fiilefaqanje Buujuuleey) oo ka mid ah kooxaha heerka saddexaad, kaddib marki 90-ki daqiiqo ee ciyaarta ay isku mari waayeen 0-0 ah.

Laakin PSG waqtigi dheeraadka ahaa ee lagu daray ayay keeneen 3 gool oo ay kala qeybsadeen Edinson Cavani, Julian Draxler iyo Moussa Diaby.
PSG waxay hadda u gudubtay wareega semi-finalka tartankaan.

Dhinaca horyaalka Talyaaniga kooxda Lazio ayaa kala wareegi karta kaalinta afraad kooxda Milan, kaddii ay caawa ka badiso Empoli oo lasoo hormariyay.


XS
SM
MD
LG