Sarkaal ka tirsan booliska magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa lagu eedeeyay dhimashada Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Cabdi oo tirsanaa bulshada Soomaalida Canada oo geeriyooday sanadkii 2016-kii, xilli boolisku ay isku dayayeen inay xiraan.
Wariyaha VOA-da Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Toronto.