Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guterres oo wakiil cusub usoo magacaabaya Soomaaliya


Xoghayaha guud ee QM Antonio Guterres Oct. 5, 2018.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu u socdaalo magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo uu uga qeybgali doono shir madaxeedka Midowga Africa.

Magaalada New York ayaa waxaa kula kulantay wariyaha VOA-da uga soo warranta xarunta Qaramada Midoobay ee New York Margret Basheer.

Wuxuu ka hadlay arrimaha Soomaaliya gaar ahaan xiriirka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.

Waxaa wareysiga soo koobaya Nur Bukhaari, waxaana lasoo jeedinaya Maxamed Cabi Sandheere.

Ugu horreyn Antonio Guterres wuxuu ka jawaabayaa su’aal ku saabsan walaaca uu ka qabo natiijadi kasoo baxday doorashadi madaxtinimo ee Congo, inkastoo xil wareejinta madaxtinimada ay u dhacday si nabad ah?

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00




Facebook Forum

XS
SM
MD
LG