Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay gobolka Washington


Xaalad deg deg ah ayaa la geliyay gobolka Washington ee dalka Mareykanka, ka dib markii ay cudurka jadeecada uu ka dilaacay.

Ilaa iyo 36 kiis oo xanuunka ah ayaa la xaqiijiyay. Waxaa gudoomiyaha gobolka Jay Inslee uu ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo lagula tacaalayo xanuunkan jadeecada.

Ibrahim Xassan Dandureey ayaa arrintan ka wareystay Dr. Maxamed Aden Cali oo la shaqeeya qeybta caafimaadka dadweynaha ee magaalada Seattle iyo King County.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG