Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain iyo Midowga Yurub oo is mari la'


Mustaqbalka heshiiska ay Britain uga baxayso Midawga Yurub ayaa mugdi soo galay, kadib markii baarlamaanka Britain ay ogolaadeen in heshiiska BREXIT dib loogu noqdo.

Arrintan ayaa waxaa iyana ku gacan sayray ururka Midowga Yurub.

Faahfaahinta waxa ay isku hayaan Britain iyo Midowga Yurub, waxaa warbixin nooga diyaariyey Xuseen Barre.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG