Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Chelsea oo gaartay finalka League Cup


Chelsea

Kooxda Chelsea ayaa gaartay finalka koobka League Cup-ka Ingiriiska, kaddib marki ay rigoorayaal 4-2 ku garaacday kooxda Tottenham.

Ciyaartyaan ayaa labadi is arag ee ay ciyaareen labadan koox eek a wada dhisan magaalada London kusoo dhamaatay barbarro 2-2 ah.

Is aragi hore Tottenham ayaa 1-0 kusoo badisay, hase yeeshee tii shalay waxay kusoo dhamatay 2-1 oo ay Chelsea ku badisay, waxaana sidaasi loogu baahnaaday in lagu kala baxo rigoorayaal.

Chelsea waxay finalka tartankaan la dheeli doontaa kooxda Manchester City.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG