Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Godana: Xeryaha Dhadhaab ha la Xiro


Booqashada Dhadhaab
Booqashada Dhadhaab

Guddoomiyaha gobolka Tana River ee dalka Kenya, Daado Godana ayaa sheegay in xerada qaxootiga ee Dhadhaab albaabada la isugu dhufto taasoo uu ku macneeyay in ay marin u tahay kooxda Alshabaab.

Guddoomiye Godana ayaa intaas ku daray in Soomaali badan oo Kenya jooga ay sharciga dalka ku qaateen si qaanuunka ka baxsan.

Warbixintan waxaa magaalada Gaarisa ka soo diray Maxamed Faarax Shire.

Dhageyso Warbixinta Gaarisa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

XS
SM
MD
LG