Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan gobolka Soomaalida Itoobiya


Mas’uuliyiinta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay inaysan gorgortan ka geli doonin in sharciga la horgeyeo xubno la sheegay inay dambiyo ka galeen maamulka.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo la sheegayo in xiisad ku saabsan dib u habaynta xisbiga ka taliya gobolka is-maamulka Soomaalida ay jirto.

Arrimahan ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu ka waraystay Wasiirka cusub ee xafiiska xiririka dadweynaha maamulka Soomaalida Cabdullaahi Maxamed Mowliid Wasiirka

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan gobolka Soomaalida Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:33 0:00

XS
SM
MD
LG