Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ronaldo oo qirtay canshuur qiyaameyn


Cristiano Ronaldo ayaa qirtay dambi la xiriira inuu qiyaameeyey lacag canshuur ah.

Weeraryahanka kooxda Juventus ayaa dacwadaha la xiriira kiiskan ee loo haystay waxay la xiriiraan waqtigii uu la joogay kooxda Real Madrid ee dalka Spain.

Ronaldo ayaa maanta mudo 45 daqiiqo ah kasoo hor-muuqday maxkamad, halkaasi oo uu ku saxiixay heshiis uu ku ogolaaday inuu bixiyo 21.6 milyan oo dollar oo ganaax ah.

Ronaldo ayaa sidoo kale lagu xukumay laba sano oo ah xabsi dib loo dhigay oo macanaheedu yahay, in haddii lacagta uu bixiyo uusan qaadan doonin.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG