Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Inta la xaqiijiyay laba qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay qarax maanta ka dhacay Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa sidoo kale dhaawac uu ka soo gaaray 4 qof oo kale oo ay ku jiraan askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Qaraxan ayaa yimid saacado un kadib markii saddex dhakhtar ay ku dhaawacmeen qarax lagu xiray baabuur oo shalay galab ka dhacay degmada Hodan.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle aya warbixintan inoo soo diray.

Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:54 0:00

XS
SM
MD
LG