Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Qarax lagu dhaawacay dhakhaatiir


Muqdisho
Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in saddex dhakhtar ay ku dhaawacmeen qarax lagu xiray baabuur oo galabta ka dhacay degmada Hodan.

Dhakhaatiirtan ayaa la sheegay in laba ka mid ah ay u dhasheen Siiriya, halka kan kalena uu yahay Soomaali.

Qaraxn ayaa laga cabsi qabaa in loogu xiray baabuurka xilli ay kubbad ku ciyaarayeen meel u dhow shaqadooda oo ah cisbitalaka Mogadishu City.

Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay mas'uuliyadda qaraxa.

XS
SM
MD
LG