Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Cawad oo ka hadlay shirka Carabta


Axmed Ciise Cawad

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha dalalka Carabta ayaa ka baaqday shirweyne dhanka dhaqaalaha ah oo shalay madaxda Carabta uga furmay dalka Lubnaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka mid ah madaxdii la filayay inay shirkaasi ka qeyb galaan ee ka baaqsaday.

Soomaaliya waxaa uga qeyb galay wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad. Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka Taleefanka ee Beirut kula xiriiray Axmed Cawad wuxuuna ugu horeyn weydiiyay shirkan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG