Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Atletico Madrid oo ka hartay Copa del Rey


Athletico Madrid

Kooxda Atletico Madrid ayaa xalay si lama filaan ah uga hartay tartanka Copa del Rey kadib marki ay ka badisay kooxda Girona.

Ciyaarta ayaa waxa ay kusoo dhamaatay bareejo 3-3 ah, hase yeeshee farqiga goolasha ayaa waxaa kusoo baxday Girona.

Ciyaar kale oo ka tirsaneyd wareega 16-ka ee tartankaan ayaa kooxda Leganes waxay 1-0 ku garaacday Real Madrid, laakin guuldaradaasi waxba umaysan dhimin Real, maadaama is aragi hore ay kusoo badisay 3-0.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG