Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraabe 7 qof ku dhaawacay Awdal


Waraabe

Xoolo-dhaqatada ku nool deegaanno hoos yimaada degmada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa walaac xoogan ka muujiyay waraabe ama dhurwaa xilliyada habeenkii ah usoo dhaca aqalladooda.

Sida ay VOA-da u xaqiijiyeen waxgaradka deegaanadan, 9 ruux oo ay caruur ku jiraan ayuu dhaawacay waraabahan. Laba ka mid ah caruurtan ayaa la xaqiijiyay in ay u dhinteen dhaawac uu u geystay dhurwaagaasi.

Wariyaheenna magaalada Boorama, Hashim Good ayaa warbixin arrintaas ku saabsan inoo haya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG