Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Valencia oo gaadhay wareega sideeda


Santi Mina

Kooxda kubadda cagta Valencia ayaa u gudubtay wareega sideeda kooxood ee tartanka labaad ee dalka Spain ee loo yaqaano Copa del Rey kaddib marki ay 3-0 ku garaacday kooxda daala dhaceysa ee Sporting Gijon.

Labo ka mid ah goolasha waxaa saxiixay ciyaaryan Santi Minam halka goolka kalana uu dhaliyayFerran Torres.

Guushaan ayaa kooxda Valencia ka khafiifisay natiijo xumo kasoo wajahday ciyaaraha horyaalka Spain ee La Liga oo ay hadda kaga jirto kaalinta 11-aad.

Sidoo kale kooxda Getafe ayaa u gudubtay wareega sideeda ee Copa Del Rey, kaddib marki ay isu geynta goolasha labada lug ee ay la ciyaartay kooxda Valladolid kusoo gudubtay 2-1.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG