Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Muranada dhulka ee Soomaaliya (Qeybtii 2-aad)


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijkii Galka Baarista, waxa aan tofdobaadkan ku eegeynaa qeyb kale oo ka mid ah muranada dhulka ee Soomaaliya.

Qeybtan waxa ay si gaar ah uga hadlaysaa magaalooyin dhowr ah oo ka baxsan magaalada Muqdisho.

Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya.

Galka Baarista
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:34:12 0:00

XS
SM
MD
LG