Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhadhaab: QM oo cayrisay shaqaale badan


Hay’adaha Qaramada Midoobay ee jooga xarada Dhdhaab ee dalka Kenya ayaa boqolaal shaqaale ah kala diray dhowaan.

Dadkan ayaa loo sheegay in dhaqaale darro ay soo food saartay hay’adaha, oo aysan deeq bixiyeyaasha ka helin taageeraddii ay uga baahnaayeen.

Wariyaha VOA gobolka uga soo warrama Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan ka soo diray Gaarisa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG