Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shuruudaha Murashaxiinta Doorashada Puntland


Magaalada Growe Guddiga Doorashada Puntland ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga doonayo musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland.

Dhinaca kale, Magaalada garoowe waxaa ka socda hawgalo xoogan oo ciidanada amaanka Puntland ay ku sugayaan Amniga iyo kala danbaynta Doorshada madaxweeynaha Puntland oo ay ka harsantahay mudo Sadex cisha ah.

Weriyeyaasha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb iyo Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa innoo haya warbixin iyo wareysi doorashada Puntland ku saabsan.

Dhageyso Doorashada Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:46 0:00

XS
SM
MD
LG