Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka oo hal xubin kaliya ka helay baarlamanka Puntland


Puntland

Gudiga ansixinta golaha wakiilada iyo xalinta khilaafaadka ee Puntland ayaa shalay shaaca ka qaaday magacyada xubnaha cusub ee baarlamanka maamulka Puntland.

66-ka xubnood ee ah xubnaha baarlamaanka cusub ee maamulka Puntland, ayaa waxaa ku jiro oo kaliya hal gabar.

Arinkan ayaa keenay inay ka gadoodaan haweenka Puntland ee siyaasadda iyo kuwa kale ururada bulshada rayidka oo u arkay in la duudsiiyey xaqii gabadhaha.

Sahra Cabdi Axmed ayaa qaar ka mid ah haweenkaasi la hadashey warbixintan nooga diiyaarisey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG