Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay taariikhda diblomaasiyadda iyo sida ay u shaqeyso.
Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya.